Wasiir iyo Xildhibaano ku xayirnaa Garoonka Joma Kenyatta oo Muqdisho lagu soo celiyay

Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo Senatorada kala ah Ilyaas Cali Xasan iyo Zamzam Dahir oo saacado badan ku xayirnaa garoonka Joma Kenyatta ee Nairobi. Masuuliyiinta katirsan dowlada federaalka Soomaaliya ayaa loo diiday in loogu dhufto viisaha dal ku gal dalka Kenya, waxa ayna … Continue reading Wasiir iyo Xildhibaano ku xayirnaa Garoonka Joma Kenyatta oo Muqdisho lagu soo celiyay